Shalay oo bishu ahayd 12 abriil waxaay ku aadanayd sanadguuradii 54.aad ee asaasidii xogga dalka Soomaaliya

  Xogga dalka Soomaaliya waxaa la asaasay 12kii Abriil 1960kii Waxaana kooxdii ugu horreysay oo lagu asaasay xogga dalka Soomaaliyeed laga soo wareejiyey ciidankii booliska soomaaliyeed,kaddibna waxaa la bilaabay in la qoro ciidn cusub oo laga soo uruuriyey gobollada dalka oo dhan ,ciidankaas in la qorayo waxaa ogaysiis looga baahin jiray raadio muqdisho iyo raadio … Continue reading Shalay oo bishu ahayd 12 abriil waxaay ku aadanayd sanadguuradii 54.aad ee asaasidii xogga dalka Soomaaliya